Xubno ka Socday Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo la kulmay Hogaamiyaha TPLF

Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa wada dadaalo xal looga gaarayo xiisada colaadeed ee ka aloosan Waqooyiga dalka Itoobiya gaar ahaan Deegaanada Tigrey iyo sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa dadka xaalada adag ku jira. Madaxweynihii hore ee dalka Nageria Obasanjo oo ah Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya iyo Madaxa Qaramada u qaabilsan … Continue reading Xubno ka Socday Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo la kulmay Hogaamiyaha TPLF